War cusub oo ka soo kordhay qaraxii saaka qabsaday kolonyada Gudoomiye Cali Jeyte

Maamulka gobolka Hiiraan ayaa war ka soo saaray qarax saaka inta u dhexeysa Beladweyne iyo Matabaan lagula eegtay kolonyo uu la socday gudoomiyaha gobolkaas, kaasoo sababay dhimashada hal qof iyo dhaawaca labo kale. HOOS KA AKHRISO QORAALKA WAR-SAXAAFADEED Maamulka Gobolka Hiiraan waxuu Alle SWT Caafimaad Taam ah uga Baryayaa wariyeyaasha kala Ah Khaalid Cismaan Muxumed … Continue reading War cusub oo ka soo kordhay qaraxii saaka qabsaday kolonyada Gudoomiye Cali Jeyte